Sawirro:-Yaa ku soo baxay doorashada kursi ka banaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Dhuusamareeb?

0
73

Magalada dhuusamareeb waxaa Goordhow lagu soo gaba gabeeyey  doorashada Kursi ka banaanaa Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay ku tartameen laba musharax oo kala ahaa Agaasimihii hore ee NISA Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud iyo Guddoomiyihii hore ee degmada Deyniile Xiireey Muxudiin Cumar. Goobta Doorashada ayaa waxaa ku sugnaa Madax ka tirsan Maamulka Galmudug oo uu ugu horeeyey […]




SOURCE: Sawirro:-Yaa ku soo baxay doorashada kursi ka banaanaa Golaha Shacabka oo ka dhacday Dhuusamareeb?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.