Sawirro:-Yaxye Sheekh Caamir oo ka badbaaday qarixii dabka

0
412

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba qarax oo Goordhow ka dhacay meel u dhow Isgoyska dabka ee Magalada Muqdisho,kuwaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Qaraxyada oo ahaa laba gaari ayaa waxaa la sheegay in mid ka mid ah oo ahaa saaruf uu lahaa Pro Yaxye Sheekh Caamir oo ka mid ah […]




SOURCE: Sawirro:-Yaxye Sheekh Caamir oo ka badbaaday qarixii dabka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.