In ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ayaa Galabta waxaa laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda Amniga Soomaaliya Cabdulcasiis Cali Ibraahim Xildhibaan ayaa sheegay in 83 qof oo laga keenay Maraykanka ay soo gaareen garoonka maanta kadibna ay xaaladda dadkaasi la wareegtay dawladda Soomaaliya. Waa […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Sawirro:Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo laga soo dejiyey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho