Senate-ka oo Ansixiyay Garsoore Brett Kavanaugh

0
22

Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Senatka Mareykanka ayaa gelinkii dambe ee Sabtidii ansixiyay Brett Kavanaugh in uu noqdo garsoore ka tirsan maxkamadda sare ee Mareykanka, kadib isbuucyo hareeyay noloshiisa eedeymo la xiriira kufsi iyo in uu yahay qof xanaaq badan.




SOURCE: Senate-ka oo Ansixiyay Garsoore Brett Kavanaugh

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.