Shabaab oo sheegtay inay 27 Askari ku dileen weerarkii Saldhig ku yaalla duleedka Kismaayo

0
381

Afhayeenka Hawlgalladda Milliteri ee Alshabaab, Sheekh C/casiis Abu Musab ayaa sheegay inay saakayto weerareen Saldhig Milliteri oo ku yaalla Deegaanka Baar Sanguuni oo 50 KM u jirta magaalladda Kismaayo. Afhayeen Abu Muscab oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS ayaa sheegay inay markii ugu horreysay ku weerareen Saldhigaasi Is-qarxin loo adeegsaday gaari miineysan, kadibna ay Dagaalamayaasha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shabaab oo sheegtay inay 27 Askari ku dileen weerarkii Saldhig ku yaalla duleedka Kismaayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.