Shabaab oo xalay weeraray degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose

0
77

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay agaal culus oo xalay ka dhacay degmada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose kaas oo u dhaxeeyay Al-Shabaab iyo Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay xalay weerar culus ku qaadeen fariisin Ciidamada Dowladda ku leeyihiin degmada Marka,waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo mudo saacado […]




SOURCE: Shabaab oo xalay weeraray degmada Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.