Shacabka dalka Britain oo saakay u dareeraya doorasho xasaasi ah

0
15

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)- Shacabka dalka Ingiriiska ayaa saaka oo khamiis ah u dareeraya doorashada guud ee saddexaad ee muddo shan sano gudahood ka dhacda dalkaas.




SOURCE: Shacabka dalka Britain oo saakay u dareeraya doorasho xasaasi ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.