Shan Qof oo ku dhimatay shil Baabuur oo ka dhacay Kenya

0
4

Khamiis, December, 12, 2019 (HOL)-Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya.




SOURCE: Shan Qof oo ku dhimatay shil Baabuur oo ka dhacay Kenya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.