Shaqaalaha hagista diyaaradaha ee Garoonka Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

0
74

Arbaco, October, 03, 2018 (HOL)- Shaqo joojintan ay maanta sameeyeen shaqaalaha hagista diyaaradaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka salka ku heysa khilaaf muddo dheerba soo jiitamayay oo u dhexeeyay shirkad maamusha garoonka iyo shaqaalaha Soomaalida ah.




SOURCE: Shaqaalaha hagista diyaaradaha ee Garoonka Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.