Arbaco, November, 21, 2018 (HOL)-Wararka xiligan naga soo gaaraya Suuqa Weyn ee Bakaaraha degmada howl-wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay labo ruux oo ka tirsanaa shaqaalaha Shirkadda Hormuud.
SOURCE: Shaqaale ka tirsan Shirkadda Hormuud oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay