Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA

0
742

Agaasimaha guud ee hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka Xuseen Cismaan Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu shaqada kaga joojiyey taliye ku xigeennadii hay’addaasi.
Warqaddan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyey taliye ku xigeennada kala ah, S/guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed iyo G/sare C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac).
Halkaan hoose ka akhriso:

 
 




READ MORE FROM THE SOURCE: Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Taliye Ku Xigeennada NISA

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.