Shaqsi bedelaya Mas’uul lagu eedeeyey Musuq maasuq oo si KMG ah loo Magacaabey

0
444

Waxaa si KMG ah Maanta loo Magacaabey Maamulka guud ee Kastamka Canshuuraha ee dekada Muqdisho,kadib xarigii Agaasimaha Kastamka Axmed Cabdullaahi Samow. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa Maamulka guud ee furdada dekada Muqdisho u Magacaabay Xasan Cabdi Casiis Axmed (Baashe),isaga oo Maanta shaqadiisa bilaabay,kadib markii la dhaariyey. Howlihii Shaqo ee Waaxda Canshuuraha […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shaqsi bedelaya Mas’uul lagu eedeeyey Musuq maasuq oo si KMG ah loo Magacaabey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.