Shariif Xasan oo xilkii ka qaaday mid ka mid ah Golihiisa Wasiirada

0
346

Jahwareerka Siyaasadeed ee ka bilaawday deegaanada Koonfur Galbeed gaar ahaan Magalada Baydhbao ayaa sababay in xilka qaadis lagu sameeyo wasiiru dowlihii Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha maamulka Koonfur Galbeed. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha waqtigiisa uu sii dhamaanayo ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday wasiiru dowlihii […]




SOURCE: Shariif Xasan oo xilkii ka qaaday mid ka mid ah Golihiisa Wasiirada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.