Shariif Xassan oo eedeyn u jeediyay ciidamada AMISOM

0
314

Talaado, July, 10. 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ku eedeeyay howlgalka midowga Africa AMISOM in ay ku fashilmeen isku furida sida uu hadalka u dhigay Waddada xiriirisa Baydhabo iyo Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Shariif Xassan oo eedeyn u jeediyay ciidamada AMISOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.