Sheekh Cabdi Xayi oo si xikmadeysan uga hadlay hadalkii C/raxmaan C/shakuur iyo sida looga falceliyay

0
54

Sheekh Cabdi Xayi Sheekh Aadan oo ah Imaamka Masjidka Cumar Binu Khadhaab ee ku yaalla laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho, ayaa Khudbadii Jimcaha ee maanta uga hadlay hadalkii todobaadkan ka soo yeeray C/raxmaan C/ShakuurWarsame iyo sida looga falceliyay.
Sheekh Cabdi Xayi ayaa sheegay in C/raxmaan C/Shakuur Warsame uu ka cudurdaartay wixii khalad ah ee ka dhacay, isagoo su’aal geliyay sababta keeni kara in hadalkiisa la sii wad wado, maadaama waxa markii hore lagu heystay ay eheyd inuu ka cudur daaro.
Waxa uu faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Xadiithka ka sugnaaday nabigeena Muxamad (N.N.K.H) ee siyaabaha kala duwan fasiraada looga bixiyay, isagoo bixiyay tusaalooyin salka ku haya meelaha ay ka dhiman yihiin dumarka iyo waxa arintaa loogala jeedo.
Halkan Hoose ka daawo

The post Sheekh Cabdi Xayi oo si xikmadeysan uga hadlay hadalkii C/raxmaan C/shakuur iyo sida looga falceliyay appeared first on Jowhar Somali Leader News.




SOURCE: Sheekh Cabdi Xayi oo si xikmadeysan uga hadlay hadalkii C/raxmaan C/shakuur iyo sida looga falceliyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.