Sheekh Shariif oo Bayaan kasoo Saaray Shirka arrimaha Shidaalka Soomaaliya ee London

0
172

Muqdisho (Caasimada Online)-Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheikh Axmed ayaa bayaan cad kasoo saaray shirka maanta ka furmayo magaalada London ee dala Ingiriiska.Bayaanka kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa ka koobnaa dhowr qodob oo ku saabsan dhibaatada Shidaalka Soomaaliya kaga imaan kara iyo digniinaha ay jeedinayaan.Xisbiga ayaa walaac ka muujiyay Tilaabadda lagu suuq geynaayo Shidaalka Soomaaliya , xilli ay wali ay qabyo yihiin Sharciyadda loogu tala galay Shidaalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com




SOURCE: Sheekh Shariif oo Bayaan kasoo Saaray Shirka arrimaha Shidaalka Soomaaliya ee London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.