Shiikh Caan ah iyo Maleeshiyo Alqaacida oo lagu dilay dalka Yemen

0
261

Saraakiisha Hay’addaha Ammaanka ee dalkaasi ayaa sheegay inay dable aan la aqoonin xalay ku dileen magaalladda Cadan ee Koonfurta dalkaasi. Sheekha la dilay oo la oran jirey Maxamed Raqiib waxa uu caan ku ahaa isagoo ka tirsanaa Xisbiga Islaax oo xiriir dhow la leh Madaxweynaha dalkaasi, C/rabbu Mansuur Haadi. Dhinaca kale, Diyaarad Drone oo ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shiikh Caan ah iyo Maleeshiyo Alqaacida oo lagu dilay dalka Yemen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.