Shil sababay dhimashada laba Carruur ah oo ka dhacay Muqdisho

0
323

Inta la xaqiijiyey laba Carruur ah ayaa geeriyootay laba kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii gaari uu ku jiiray Wadada kala qeybiso degmooyinka Xamar Jajab iyo Waaberi ee Gobolkan Banaadir. Carruurta geeriyootay iyo kuwa dhaawacmay ayaa gaariga oo Wadada ka baxay jiiray xilli saakay waaberigii ay kusii jeedeen Dugsi Qur’aan oo ay dhiganayeen,sida uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shil sababay dhimashada laba Carruur ah oo ka dhacay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.