Shir dib u heshiisiin ah oo Mooyaale loogu qabtay Soomaalida iyo Oromada

0
21

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL)-Wararka ka imaanaya magaalada Mooyaale ayaa sheegaya in shir dib u heshiisiin ah uu ka furmay magaalada, shirkaas ayaa waxaa lagu heshiisiinayay Soomaalida iyo Oromada.




SOURCE: Shir dib u heshiisiin ah oo Mooyaale loogu qabtay Soomaalida iyo Oromada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.