Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Mauritania iyo Wafdi ka socda dowladda Somaliya oo qeyb galaya

0
155

Maanta oo Axad ah ayaa la filayaa in magaalada Nouakchott ee caasimadda dalka Mauritania uu ka furmo shir Madaxeedka Midawga Afrika,waxaana ku sugan wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shirkaas ka qeyb galaya. Shalay gelinkii dambe ayaa waxaa dalkaasi gaaray wafdi uu hoggaminayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) si […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Maanta ka furmaya Mauritania iyo Wafdi ka socda dowladda Somaliya oo qeyb galaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.