Shirka Africa iyo Shiinaha muxuu uga dhiggan yahay Soomaaliya

0
29

Khamiis, August, 30, 2018 (HOL)–Shirka Beijing ka furmaya horaanta todobaadka inagu soo foolka leh waxaa isku arkaya madaxda qaarada Africa iyo dowladda Shiinaha oo dhowrkii sano ee ugu danbeeyay-ba shirka marti-galineysay.




SOURCE: Shirka Africa iyo Shiinaha muxuu uga dhiggan yahay Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.