Talaado, July, 17, 2018 (HOL)-Waxaa lagu wadaa in ilaa galinka danbe ee maanta la soo gabagabeeyo Shirka Brussels ee looga hadlayo xaalada Soomaaliya, iyadoo ay soconayaan kulamo gar gaar ah oo ay leeyihiin madaxda shirka ka qeybgaleysa.
READ MORE FROM THE SOURCE: Shirka Brussels oo lagu wado in maanta la soo gabagabeeyo