Shirka Golaha Wasiirada oo loogaga hadlay sharciga difaaca qaranka

0
60

jowhar Somali News Leader
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Kulanka ay golohu yeesheen ayaa looga hadlay sharciga difaaca qaranka iyo siyaasadda daryeelka bulshada oo ay soo gudbiyeen wasaaradaha difaaca iyo shaqada.
Shirka ayaa sidoo kale lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda amniga guud ee dalka, howl-gallada laamaha amnigu ay ku baacsanayaan kooxaha nabad diidka ah iyo qorshaha dardar gelinta sugidda amniga.
Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu socday shirku waxa uu golaha warbixin ka siiyay socdaal ay magaalada Xudur ee gobalka Bakool ku tageen wafdi uu hoggaaminayay guddoomiyaha baarlamaanka oo isugu jiray xubna ka tirsan xukuumadda iyo xildhibaanno ka socda labada gole.

                #td_uid_2_5d277cc891a77  .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/07/unnamed-1-1-80x60.png) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_2_5d277cc891a77  .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/07/unnamed-2-1-80x60.png) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_2_5d277cc891a77  .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/07/unnamed-3-640x427-80x60.png) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_2_5d277cc891a77  .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/07/unnamed-4-80x60.png) 0 0 no-repeat;
                }
                #td_uid_2_5d277cc891a77  .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
                    background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/07/unnamed-15-80x60.jpg) 0 0 no-repeat;
                }





                       shirka golaha wasiirada oo maanta la qabtay


                            1 of 5

The post Shirka Golaha Wasiirada oo loogaga hadlay sharciga difaaca qaranka appeared first on Jowhar.




SOURCE: Shirka Golaha Wasiirada oo loogaga hadlay sharciga difaaca qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.