Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka furmay Garoowe

0
362

Galabta ayaa waxaa Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ka furmay markii ugu horeysay Shirka Golaha Wasiirada xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Wasaare Xasan Cali Kheyre. Shirka oo ka dhacaya Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland,ayaa waxaa shir guddoominaya Ra’iisul Wasaare Kheyre,waxa sidoo kale goob joog ka ah Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka iyo Xubnaha Golaha Wasiirada […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka furmay Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.