Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo Maanta furmaya & Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya

0
469

Maanta oo jimce ah ayaa lagu wadaa in Magalada Bijin ee Caasimadda dalka Shiinaha uu ka furmo shirka Iskaashiga Wadamada Afrika iyo shiinaha. Shirkaas waxaa ka qeyb galaya wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,isla markaana ay qeyb ka yihiin Wasiirada Arrimaha dibada iyo Ganacsiga. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka noqon doona […]




SOURCE: Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo Maanta furmaya & Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.