Sabti, June. 23, 2018 (HOL)-Dalka Jabuuti ayaa waxaa bisha July 4-7 ee Sanadka 2018 lagu qaban doonaa shir ballaaran oo ay wada yeelan doonaan wadamada Afrika iyo Shiinaha, waxaana shirkaas ka qayb gali doona madax ka tirsan dowladaha Afrika iyo Shiinaha.
READ MORE FROM THE SOURCE: Shirka Joogteynta Iskaashiga Qaarada Afrika iyo Shiinaha dhowaan ka furmaya dalka Jabuuti