Waxaa maalintii labaad galay shirka Iskaashiga Maamul Goboleedyada ee Soomaaliya kaas oo shalay ka furmay magalada Kismaayo. Furitaanka shirka ayey madaxda maamul goboleedyada shalay ka soo jeediyeen eedo ay hawada u mariyeen madaxda dowladda Federaalka ah. Maanta ayaa la filayaa in Shirkooda ay halkaasi ka sii wadaan Madaxda Dowlad Goboleedyada,iyada oo markale ay siweyn uga […]
SOURCE: Shirka Madaxda Dowlad Goboleedyada oo Maalintii labaad galay