Shirka Magalada Beijing oo Maanta la soo gaba gabeynayo

0
78

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha waxaa maanta lagu soo gebagabaynayaa shirkii shalay halkaas uga furmay madaxda Afrika iyo midka Shiinaha. Shalay ayey aheyd markii furitaanka shirka uu madaxweynaha Shiinaha kaga dhawaaqay dhaqaale dhan 60 bilyan oo doolar oo uu Afrika ku maalgalinayo. Sanduuqan oo loo qoondeeyey hindisayaasha horumarineed ee Afrika ayaa la filayaa in lagu […]




SOURCE: Shirka Magalada Beijing oo Maanta la soo gaba gabeynayo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.