Shirka Shidaalka Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada London

0
184

Khamiis, Feberaayo, 07, 2019 (HOL)- Maanta oo Khamiis ah taariikhdu tahay 07 bisha Feberaayo 2019ka ayaa lagu wadaa in magaalada London uu ka furmo shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, oo maalmihii ugu danbeeyay hadal heyntiisu ku badneyd baraha bulshada iyo qeybaha kala duwan ee warbaahinta.




SOURCE: Shirka Shidaalka Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.