Shirkad Caalami ah oo ka howl bilaabeysa Dekada Muqdisho

0
437

War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa daabulaada Kunteenaradda. Qoraalka ka soo baxay maamulka Dekedda Muqdisho oo laguna wargelinayaya ganacsatada Soomaaliyeedd ayaa u qornaa sida tan. Waxaan la socodsiinaynaa Ganacsatada iyo Shacabka Soomaaliyeed in […]




SOURCE: Shirkad Caalami ah oo ka howl bilaabeysa Dekada Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.