Shirkad Caalami ah oo shaacisay qorshaha Soomaaliya ee Shirka Shidaalka ee london

0
162

Maalinta berito ah ayaa lagu wadaa in Magalada London lagu qabto shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya,kaas oo dowladdu sheegtay in lagu Suuqgeynayo  Shidaalka Soomaaliya. Hayeeshee dad u badan Siyaasiyiin ayaa shirkaasi ku tilmaamay in uu yahay mid lagu xaraashayo Shidaalka dalka Soomaaliya wallow dowladda Federaalka ay beenisay,balse mid ka mid ah […]




SOURCE: Shirkad Caalami ah oo shaacisay qorshaha Soomaaliya ee Shirka Shidaalka ee london

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.