Shirkad ka shaqaysa Nidaaminta Iyo Aaska Qubuuraha oo Gaalkacyo laga daahfuray

0
545

Shirkad ka shaqaysa Nidaaminta Iyo Aaska Qubuuraha oo Gaalkacyo lagu daahfura Shirkadan ayaa lagu magacaabaa Sahay Aakhiro Group sida la sheegay waxa ay samayn doontaa dhamaan howlaha la xiriira Dhaqida Maydka, Karfanta iyo Aaska Qubuuraha. Munaasabad lagu daahfurayey Shirkadaas ayaa waxaa lagu qabtay Magaladaa,waxaana ka qeyb galay qaar ka mid ah Shacabka iyo masuuliyiin. Shirkadaan […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shirkad ka shaqaysa Nidaaminta Iyo Aaska Qubuuraha oo Gaalkacyo laga daahfuray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.