SHIRKAD KIRAYSANAYSA LUGAHA CRISTIANO RONALDO SI HAL SHARUUD UU UGU FULIYO.

0
249

Shirkada Nike ayaa la ogaaday in ay si kumeel gaar ah u kiraysanayso lugaha Xidiga Kubadda ku ah mucjisada ee ee Portugal Cristiano Ronaldo kadib Kabo cusub oo ay soo saartay.
 
Shirkadan ayaa waxaa ay ugu tala gashay in Ronaldo xerto hal joog oo kabo ah kulanka ugu soo horeeya ee xulkiisa qaranka uu ciyaari doono si indhaha caalamka uu ugu iibgeeyo.
 
Xidigan waxaa uu ku jiraa waayo wanaagsan oo uu la qaadanayo Xulkiisa Portugal waana sababta shirkaddan ay ugu dhiiratay in uu xayaysiin rasmi ah u sameeyo.
 
 
 




READ MORE FROM THE SOURCE: SHIRKAD KIRAYSANAYSA LUGAHA CRISTIANO RONALDO SI HAL SHARUUD UU UGU FULIYO.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.