Shirkad magdaw siisay shaqaale ay Soomaali ku jiraan dalka Mareykanka

0
73

Axad, September, 16, 2018 (HOL) – Mid ka mid ah shirkadaha hilibka ee ugu wayn dalka Maraykanka ayaa ogolaatay heshiis dhexdhexaadin ah oo ku kacaya lacag ka badan hal milyan oo doolar oo magdhow ah.




SOURCE: Shirkad magdaw siisay shaqaale ay Soomaali ku jiraan dalka Mareykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.