Shirkadda Hormuud oo deeq gaarsiisay Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe & Naafada Xoogga ee Isbitaal Martiini

0
250

Khamiis, May, 09, 2019 (HOL) – Hey’adda Hormuud Telecom Foundation ayaa maanta deeq isugu jirta Raashin, Dhar & 5 neef oo geel ah ku wareejisay Mas’uuliyiinta Xabsiga dhexe ee Xamar, taas oo loogu talo galay afurinta & Ciidsiinta Maxaabiista xiran Xabsigaasi.




SOURCE: Shirkadda Hormuud oo deeq gaarsiisay Maxaabiista ku jirta Xabsiga dhexe & Naafada Xoogga ee Isbitaal Martiini

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.