Shirkadda MAERSK LINE oo ka shaqo bilaabeysa dekedda Muqdisho

0
250

Sabti, Janaayo, 05, 2019 (HOL)-War qoraal ah oo ka soo baxay Maamulka Dekedda Muqdisho ayaa lagu faah faahiyay adeegyo ay bilaabayso shirkadda MAERSK LINE oo ah shirkad caalami ah oo ka shaqeysa daabulaada Kunteenaradda.




SOURCE: Shirkadda MAERSK LINE oo ka shaqo bilaabeysa dekedda Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.