Shirkii golaha wasiirada Somaliland oo lagaga dooday xeerar ay soo gudbiyeen wasaaradaha qaarkood

0
51

Khamiis, Maarso, 07, 2019 (HOL)-Shirkii golaha wasiirada Somaliland oo uu shirgudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi kuna wehelinayeyy madaxweyne ku xigeenku ayaa maanta lagaga dooday xeerar loo soo gudbiyey oo qaarkood wasaaraduhu soo sameeyeen.




SOURCE: Shirkii golaha wasiirada Somaliland oo lagaga dooday xeerar ay soo gudbiyeen wasaaradaha qaarkood

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.