Shirkii hay’addaha siyaasada dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

0
346

Jimco, July, 06, 2018 (HOL)–Shir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wada xaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Shirkii hay’addaha siyaasada dalka oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.