Shirkii uu iclaamiyey Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhacay (Akhriso Sababta)

0
313

Maanta oo Isniin ah kuna beegan 17/9/2018 ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya uu isugu yeeray Guddiga Golaha Amniga Qaranka oo ay qeyb ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkaan ayaa dib u dhac ku yimid,waxana taasi loo sababeeyey madaxda Dowlad Goboleedyada oo aan soo xaadirin Magalada muqdisho maadaama dhammaantood ay ka yimid yihiin Golaha Amniga Qaranka,isla markaana […]




SOURCE: Shirkii uu iclaamiyey Madaxweyne Farmaajo oo dib u dhacay (Akhriso Sababta)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.