Shirweyne Caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmi doona Belgium-ka

0
79

Wasiiro Arrimo-dibadeeyo ka kala socda Dowladaha daneeya Arrimaha Somalia iyo Saraakiil ka kala socda Beseha Caalamka iyo Ururradda Caalamiga ayaa ka qeyb galayo Shirkaasi oo bishan 26-da ka furmi doona Caasimadda dalka Belgium ee Brussels. Shirkaasi waxaa diiradda lagu saari doonaa Xaqijinta Ballanqaadka Dadaalka Caalamiga ee lagu taageerayo  Deganaanshaha iyo Horumarinta Somalia iyo sidii ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Shirweyne Caalami ah oo looga hadlayo Arrimaha Somalia oo ka furmi doona Belgium-ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.