Madaxweynaha DFS iyo kuwa Mamaul-gobaleedyadda ayaa waxay wada gaareen Caasimadda dalka Belgium ee Brussels, si ay uga qeyb galaan Shirwweynaha Caalamiga ee Maanta ka furmaya Beussels. Kulankaasi Caalamiga oo socon doona muddo 2 maalmin ah waxaa kaloo ka qeyb geli doonaan Hoggaamiyayaal ka kala socda Dowladaha taageeraadda siiya Somalia iyo Hay’addaha Samafalka ee Caalamiga iyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Shirweyne looga hadlayo Arrimaha Somalia oo Maanta ka furmaya dalka Belgium