Shirweynihii XDSHSI oo si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee KAALI

0
47

Isniin, April, 01, 2019 (HOL)– Waxaa si rasmi ah u furmay shirwaynihii 10aad ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itoobiya, shirwaynahan ayaa waxaa kasoo qayb galay dhammaan xubnaha Xisbiga, Odayaasha degaanka iyo waxgaradka, iyo sidoo kale xubno ka socday Xisbiyada degaamada dalka.




SOURCE: Shirweynihii XDSHSI oo si rasmi ah uga furmay hoolka shirarka ee KAALI

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.