Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

0
406

Waxaa Goordhow soo geba gabowday doorashada Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ay Maanta ku tartameen,21 Musharax,hayeeshee wareegii Saddexaad ee ugu dambeeyay  ay isugu soo hareen laba Musharax. Wareega Saddexaad ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ah Saciid Cabdullaahi Deni iyo Asad Cismaan Cabdillaahi. Janeraal Asad Cismaan Cabdullaahi  ayaa helay 31 Cod Halka  Saciid Abdullahi Deni uu […]




SOURCE: Siciid Cabdullaahi Deni oo loo doortay Madaxweyne Cusub ee Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.