SIDA LOO RAALIGALIYO LAMAANAHAAGA JACEYLKU IDINKA DHAXEEYO

2
14272

Ugu horeyn bini’aadanku isku mid ma’ahan oo sida farahu aaysan u sineyn ayeey dadkuna u kala duwanyihiin. Dabeecadaha uu qof waliba leeyahay waa aay ka duwan kuwa dadka kale. Waxa aad arkeysaa qof dabeecadiisa aad la dhaceyso iyo  mid aad dhibsaneyso.

 

HADII AAD TAHAY QOFKA DANBIGA GALAY

Hore re ha-isku dayin in aad raaliigaliso lamaanahaagaa aad aadka u jeceshahay oo waxaad siisaa wakhti, hadaay rabto ha qaadato maalmo balse yeysan ka badan labo malmood oo kaliya, intaa ka dib isku day in aad u qorto ereyo marka aay aqriso ama uu aqriyo laabta gilgilayo erayo aay ka buxaan macaanka jacaylka sida tan

‘Honey’ nolosha macaan iyo kharaar waxa aay tahay Wallaahi kalama saari karo adiga la’antaa, ma qiyaasi karo sidaan ahay inta aad iga amusantahay waxaan ahay guri mugdi ah oo aay korontada ka maqan tahay, been kuma shegayo ma garanayo waqtigii iigu danbeysay cunto aan cuno oo waxan noqday bukaan socod adiga la’antaa manaba ismaan laheyn gacalisadaada ama galiyahaga ayaa intaan kaa amusi karta, ma’ogtahay inta aad iga amusneyd laabteyda waxa iga sameysmay boog dawadeeda aay tahay adiga.

Codkaaga xubi, macaan, Hani, nolosheyda, hadii aad nafteyda rajo ka leedahay sida ugu dhakhsiyaha badan igula soo hadal adiga oo i cafiyey.

INTAA IYO INKALOO BADDAN – HADII UU QALADKA LE YAHAY QOFKA AAD JECESHAHAY

Waxba haka sugin in aay ku raaligaliso isku day isla waqtigaa aay kaa xanaaqday sidaad u raadin laheyd la kulankeeda hadii aay kuu  suurowdo kulanka marka ugu horeysa ee aad aragto haka istaagin oo isku duub adigoo ilmeenaya kuna dheh in aad adiga khaladka lee dahay oo dusha iska saar danbigii aay iyada sameysay, adiga oo intaa sameyay hadii aad wali wajigiisa ama wajigeeda ka aragto caro u jilba dhigo adigoo gacanteeda qabanya kuna dheh hadaladan.

Macaanto ma ogtahay saacada yar ee aad ii xanaqsantahay in korkeyga uu gubanayo, xubi run ahaanti kaama maarmo sacaad iska-dhaafe ilbiriqsi xataa in aad aniga dartay u murugootoa ama u carooto kaama ogolaanayo.

Wax waliba oo na dhexmarayna waxii wanaaga adigaa leh waxii xumaana anigaa leh qaali anigaa kaa khaldan anigoo idhaheyga ilmenayaana waxaan ku lehayay raali noqo.

Intaad hadaad si jacayl ku jirto ku dhahdo waa hubaal in aay soo rujuceyso fadhiga aad fadhida aay kaa kicineyso iyadoo laabta ku galineysa.

 

 

SIDEE KU XAKAMEYN KARTAA XANAAQA TIRADA BADAN EE IDIN DHAX MARA ADIGA LAMANAHAAGA

QORAALADA SOO SOCDA KAGA BOGO.

Xogtaan waxaa idiin diyaarisay Somali Info – Somali Information Center. Mar kasta ku taxnoow.

 

2 COMMENTS

  1. Masha allahwaa faa.ideystay mahadsanidiin saaxiibayaal barnaamijaadkaan oo kale waa muhiim eeee wada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.