SIDEED KU XAKAMEYN KARTAA QILAAFKA IDIN DHAX MARA ADIGA IYO LAMANAHAGA

0
2525

SHABAKADA KOOLKOOLI WAXA KA GO,AN WAQTI KASTA IN BAHIDAADA AAY DABOOSHO SI LOO HELO QOS TAYEESAN

Qosaska somalida badan kood waxaa caado iyo dabeecad u ah in uu dhax maro isqabqabsi aan sal iyo raada toona laheyn iyadoo dagaalkasi iyo qeylada joogtada ah ee soo noqnoqta aay ugu danbeyn dhasho in famlykaas uu halkaa  ku burburo.

Hadaba qofka aad kumanaanka shaqsi ka xulatay ogana doratay in nolosha halaha kuu haray uu kula wadaago ama la wadaagto waxaa ku qasaba qaab waliba uu yahay qofkaasi in aad fahanto

Hadaba si loo xakameyo xanaqyada jogtada ah iyo dagaalka aan dhamaan waxan u kala qadeynaa labo

mida kowad lamane reer wada leh iyo lamaane xariir ka dhaxeeyo

1 LAMANAHA REER WADA LEH

ILLAH SW waxuu idin fududeeyay inaad noqotaan labo isaga dhow dadka kale waxaad kaloo fursad u hesheen inaad noqotay labo isku faano waxana ka qorsoneyn midba midka kale.waxaad fursad u hesheen in aad hal meel wada sexataan iskana soo agtoosa

waxaa jirta dabecado uu kugu bartay qofka aad xirirka la wado tasoo aad turstay markii aad hasawaha ku jirteen markaad is gursataan sanado ka dib ma tihid qofkii lagu bartay dabecadihii marka jacaylka la dhisayay oo waad iska badashay waxaadna la soo baxday kuwo kaloo qalafsan

Ugu horeyn haiska badalin sidii lagugu bartay

dhalinta sanadkan badanaa waxey iska dondonaan dabecada aaysan laheyn marka aay hasawaha sameynayaan wiilku waxuu ku hadlayaa hadalo aad u bacaan kuwaa oo aay afkiisa baran balse kaga faideysano ku abuuris jacayl sido kale gabadho isku jabjabineysaa si aaysan iyadu laheyn iyadoo markaa maskaxdeeda ku jirta inankan yar yuusan kaa fakan.balse aadbey u xuntahay dhaqankaa oo mid adiga bari kaa jaran, hasameyn wax bari kugu adkaan doona

HADII AAD ARAGTO IS BADAL MAXA LAGAGA BAHAN YAHAY

Gacalisadada ama Gacaliyahaga Hadii aad ku aragto dhaqamo ka duwan kuwii aad ku baratay waxba ha dareensiin in aad dhibsaneyso dhaqamada uu samenayo mar waliba noqo mid aan waxba kala soco wax yabaha uu samenayo

u muuji sidii hore ee aad marwaliba sameyn jirtay yuusan kaa daremin adigu naftaada in aad is badashay

guri waliba oo dhisan lamaane waliba oo is jacel waxa uu gurigaas ku dhisan yaahy hal qof oo kaliyaha

la isticmaal dabecada uu rabo qofka aad jeceshahay adigoo waxii xumaan ah si tartiib u fahansiinayo

hadii uu sameyo qaladaad aad u adkeensan weydo sida in uu xad gudub ku sameyo qof kale waxba haku qeylin u daji iskuna day in aad la shekeysato waqtiyada 2:00 ilaa 4:00 oo habeynimo si aad oga dhaadhiciso in aad dhibsatay waxa uu sameyay

dacawada kaliyaha ee u aragno in aad buuqa iyo xanaqa jogtada ah aad familkaga ka yareyso waa in aad la isticmashaa qofka aad jeceshahay dabecada uu isticmalayo

LAMANAHA XIRIRKA WADA

QORALKENA SOO SOCDA AYAAN KU SOO QADAN DONAA KU XIRNOW KOOLKOOLI SI U NOQDO CAWIYAHA NAFTADA

HA ILOOWIN IN AAD SHARE DHAHDID SI ASXAABTADA U GAARTO

SIDOO KALE NOO DHAAF FIKIRKAAGA WAA NOO MUHIIM

QORE:AHMED KARSHE

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.