Sirdoonka Maraykanka oo sheegay inay Waqooyiga Kuurya kordhinayso shidaalka loo adeegsado Nukliyeerka.

0
146

Hay’addaha Sirdoonka Maraykanka ayaa rumeysan inay Waqooyiga Kuurya goobo qarsoodi ah ku kordhinayso soo-saarka Shidaalka Nukliyeerka, isla markaana laga yaabo inay qariyaan arrintaasi, inta ay Dowladda Mraaykanka ku jiraan wada-xaajoodka. Telefishinka NBC ee dalka Maraykanka waxa uu ka soo xigtay 5 Sarkaal oo Maraykan ah inay Dowladda Waqooyiga bilihii la soo dhaafay ku tallaabsatay soo-saarka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Sirdoonka Maraykanka oo sheegay inay Waqooyiga Kuurya kordhinayso shidaalka loo adeegsado Nukliyeerka.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.