Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay inay gacan ka dhigeen rag doonayay inay weeraro fuliyaan

0
47

Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA, ayaa maanta shaaca ka qaadday in gacanta lagu dhigay Rag qorsheynayay weeraro iyo hubkii ay wateen,kaddib howlgal ay ciidammada amniga ka fuliyeen dulleedka Muqdisho.




SOURCE: Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay inay gacan ka dhigeen rag doonayay inay weeraro fuliyaan

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.