Siyaasiga Faarax Macallim oo soo dhaweeyey Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas Haysom

0
295

Siyaasiga Faarax Macallim oo ka tirsan Siyaasiyiinta Soomaalida-Kenya waxa uu Tallaabo weyn ku tilmaamay go’aanka  Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul-wasaare Kheyre ee lagu eryey Ergayga Khaaska ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Nicholas Haysom. Qoraal uu Faarax Macallim soo dhigay Bartiisa Twitterka waxa uu ku sheegay in  ay wax kasta kala cad yihiin […]




SOURCE: Siyaasiga Faarax Macallim oo soo dhaweeyey Go’aankii ay DFS ku cayrisay Nicholas Haysom

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.