Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo soo saaray war murtiyeed xasaasi ah oo ku saabsan doorashada iyo tallaaboyin uu Shariif…

0
317

Baydhabo (Caasimadda Online) – Siyaasiyiinta iyo waxgaradka kasoo jeedo deegaanda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo saaray war murtiyeed xasaasi ah oo ku saabsan doorashada dhawaan la filayo inay ka dhacdo Magaalada Baydhabo.
War Murtiyeedka ayaa ka koobnaa talo soo jeedin, Cabasho iyo digniin, isagoo dhameystirana waxaad ka akhrisan kartaa qeybta hoose.
 

WAR MURTIYEED
 
Ujeeddo:    Xaalada Kala Guurka ahiyoDoorashadaDawladGoboleedkaKoonfurGalbeed November 2018.
 
Qeybahakaladuwaneebulshada, ookakoobanSiyaasiyiin, Odaydhaqameedyo, Culama u diin, Aqoonyahano, Ganacsato, DhalinyaroiyoHaweenkasoojeedaKoonfurGalbeed(KG) ookulamois dabajoog ah kayeeshayxaaladdaKoonfurGalbeedkusugantahaywaqtiganxaaadirka ah ayaawaxayqiimeeyeen:

Xasiloonidarradasookordheysakaasookhatargelinkaraamnigaiyadooqarka loo saran yahay in beelahaqaargacanisulatagaan:
Maamulka KG ookuhawlansidiiuukuabuurilahaaxaaladkastaoosuuragelinaysainaanaydoorashokadhicindeegaanka.

Maamulka KG ooaankamuuqanindiyaargarow in ay doorashodhacdo, iyadooaanweli la samaynshuruucdiidoorashada IWM.

Sidaadaraadeed, xaaladdaookasiidaraysaawgeed, islamarkaanaaanaymuuqansidiixallaguhelilahaawaxaygo’aankugaareen:

In MaamulkaKG eemudadiisudhamaatayuusanawoodsharciyeed u laheyninuuuxilkaqaadisamaxil u magacaabissameeyo.
In mudadaxil-hayntahey’adahasharci-dejintaiyofulintu ay kukalaegtahaysidauuqabodastuurkaKoonfurGalbeedbilahaNovember 17,2018 oo ah FulintaiyoDecember 8, 2019oo ah baarlamaanka, sida ay u kalahoreeyaan. 
Isku day kastaoomuddokordhin ah waa mid aanmarnaba la aqbalikarinoosharcidaro ah.
In la sameeyoguddidoorashoiskudhaf ah lagunawadakalsoonyahay.
In goobtaiyomudadadoorashada ay kawadaheshiiyaandhamaanmusharaxiinta, baarlamaanka KG, maamulka KG iyodowladdadhexe.
In cidwalbaiskudaydainayxaaladcolaadedkudhexabuurtobulshada KG dhexdeedalagaqaadotalaabosharci ah.
In maamulkaiyogarsoorka KGuunoqdo mid go’aanadiisalagusaleeyomaslaxaddabulshadalaganasaxodhammaantalaabooyinkiikiciyeydareenkareerKG eedanahagaarka ah lagaleeyahay.
Waxaansoodhoweynaynaakunaalinaynaa in loo dhaga-nuglaadodadaalkaay odayaashuwadaaneexalkalooguraadinayocabashadabeelahaKoonfurGalbeedkasooyeeraysa.
WaxaanmadaxdaKoonfurGalbeedugubaaqaynaailaalinta 
dastuurkaiyoshuruucdawadanka. Kana fogaadaan in khalkhaliyocabsilaguabuurobulshadadhexdeeda.
WaxaanugubaaqeynaaDowladdaDhexeiyoBeeshaCaalamka in ay fiirogaar ah u yeeshaaninmaamulkuqaaadotallabooyinliddikunoqonkara in doorashoxalaalahikakadhacdomaamulka KG.

 
WabilaahiTawfiiq
 
14Luulyo 2018




READ MORE FROM THE SOURCE: Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed oo soo saaray war murtiyeed xasaasi ah oo ku saabsan doorashada iyo tallaaboyin uu Shariif…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.