Sodon kun oo arday oo maanta u fadhiistay imtixaankiii shahaadiga ee fasaladda dhexe iyo kuwo sare ee Somaliland

0
141

Sabti, June, 30, 2018 (HOL) – Ku dhowaad sodon kun oo arday ayaa maanta u fadhiistay imtixaankii shahaadiga ee dugsiyadda fasaladda dhexe ee 8aad iyo fasaladda afraad ee dugsiyada sare ee Somaliland.




READ MORE FROM THE SOURCE: Sodon kun oo arday oo maanta u fadhiistay imtixaankiii shahaadiga ee fasaladda dhexe iyo kuwo sare ee Somaliland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.